Home
About
Our Visionary Mission & Policy
The VIP Committee
The Somali Authors
Novels
Religion
Politics
Kids
Dictionaries
Somali Peotry
Literature
History Books
Membership
Contact Us
Webmail
e-books
Linguistics
Scientific Books
Bussniess books
Medical Books
Staff
News
Somali Universities
Movies
Somali Publishers
E-Library
e-mail me

 


 

 

 

KU: Dowladda Soomaaliya

KU: Wasaaradda Tacliinta-Sare Ee Soomaaliya

KU: Ummadda Soomaaliyeed Gudaha Dalka Iyo Dibaddaba

KU: Hay’addaha Waxbarashada Ee Soomaaliyeed

KU: UNESCO

KU: Jaamacadda Qaranka

KU: Jaamacadda Moqdisho

KU: Jaamacadda Banadir

KU: Jaamacadda Camuud

KU: Jaamcadda Hargeysa

KU: Jaamacadda Bariga Afrika

KU: Jaamacadda Burco

KU: Dhammaan Hay’adaha Waxbarsho ee Soomaaliyeed.

 

                                                                        Taariikh: 03/22/10

Mudanayaal Iyo Marwooyin,

 

Ujeeddo: Cilmi-baaris Ereyada Qamuus Iyo Kombuyuutar

 

Assalaamu Calaykum Dhammaantiin,

 

Ururka Qoraayaasha Qaranka Soomaaliyeed (UQQS) waxuu idin ku biishaaraynayaa in eryga qamuus oo asal ahaan laga soo xigtay Af-carabiga maanta iyo wixii ka dembeeya loo isticmaali karo Af-Soomaali sax ah oo ay hore u keeni waayeen guddigii loo xilsaaray soo uruurinta iyo qamuus u samaynta Af-Soomaaliga.

 

Qamuus waa “Ereykoob,” Erey iyo koob waxaa cilmi-baaristan sameeyey Dr. Badal Wayrax Kaariye oo caan ku ah Dr. Xunbul kaasoo qoray buuggaag badan oo kala duwan sida kuwaan hoose aanu ku xusi doono:-

 

Kombuyuutar “Computer” waxaanu u isticmaali doonaa ereyga ah “Oxogkoobe.”

 

  1. Swahili-Soomaali Kamuse “Af-Swahili-Af-Soomaali Qamuuskii ugu horeeyey ah”
  2. The Chopped Love in My Heart “Don’t tell your love to other people until the wedding.”
  3. The Genius Lover
  4. The Kaleidoscopic Lover “The Civil War in the Horn of Africa & My Itinerary for a Peaceful Lover.”
  5. The Queen of Lovers “We need you.”
  6. The Ileys Concept for English Learners.
  7. And many academic and research papers.

 

Mudanayaal Iyo Marwooyin, Afkeena Soomaaliga waa hodan/barwooqo Eebe noo fududeeyey sidaas awgeedna waa in aanu wixii soo kordha u raadino wax sax ah ama wixii ugu dhow kaasoo aanu ku jaangoyn karno afkeena.

Haddaba cidii doodka qabta ereyadan loo adeegsaday Af-Soomaaliga saxda ah fadlan ka soo qaybgalaan shirarka lagu qabto dalka Djibouri meeshaasoo ay dowladdeenu isku xilsaartay sidii ay uruurin lahayd suugaanta iyo badbaadinta Soomaaliya.

 

Waad Mahadsan Tihiin.

 

Ururka Qoraayaasha Qaranka Soomaaliyeed (UQQS)

Madaxweynaha,

Dr. Badal Kariye (Dr. Xunbul) BA, BSIT, MA, MBA & PhD

2740 Minnehaha Ave St. 130 PMB 191
Minneapolis, MN 55406
Phone: 612-986-5395
E-Mail:
info@somaliauthors.com

http://www.somaliauthors.com

 

 

 

 

 

 

\